16 April, 2014

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo TACSI GEERIDA Yaasiin Xaaji Ismaaciil (Jirdeh)

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo TACSI GEERIDA Yaasiin Xaaji Ismaaciil (Jirdeh)

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo
TACSI GEERIDA 

Yaasiin Xaaji Ismaaciil (Jirdeh)


Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum

Yaasiin Xaaji Ismaaciil (Jirdeh)

 ka baxay gaar ahaan reer Ismaaciil Jirdehim iyo tafiirtooda.. Yaasiin waxuu ahaa siyaasi, aqoonyahan iyo oday dhaqan, isagoo wasaaradaha Gudaha, iyo Warfaafinta Soomaliya ka qabtay xilal aad u waaweyn ilaa Wasiir. Waxa lagu yaqiinay nin akhris badan oon ka daalin akhriska, mufakir madax banaan, wadaniyadda ayna waxba uga hooseyn.. 

Waxuu ahaa Yaasiin nin af gaaban, dad-aqoon ah oo asxaab badan bulshaawi laab xalan.
Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga

Hargeysa 063 4096421


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: